Somali-Useful Phrases

About this set

Created by:

rdeveno  on September 20, 2007

Subjects:

colloquial, somali, support, field, expressions, common

Description:

Primarily from DLI's Basic LSK.

Classes:

Islamstudium

Log in to favorite or report as inappropriate.
Pop out
No Messages

You must log in to discuss this set.

Somali-Useful Phrases

joogso
Stop
1/273

Study:

Cards (new!)

Learn

Test

Speller

Scatter

Games:

Scatter

Space Race

Tools:

Export

Copy

Combine

Embed

Order by

Breton

English

joogso Stop
istaag ama waan ku tooganayaa Stop or I will shoot
amarkeena raac Follow our orders
xabad ha ridin Don't shoot
hubka dhiga Put your weapons down
dhaqaaq Move
halkan imoow Come here
i soo daba soco Follow me
halkan joog Stay here
halkan igu sug Wait here
ha dhaqaaqin Do not move
joog halkaaga Stay where you are
i soo raac Come with me
ii gee __ Take me to __
aamus Be quiet
tartiib Slow down.
tartiib u dhaqaaq Move slowly.
gacmaha madaxa saara Hands up.
hoos u dhig gacmahaaga Lower your hands.
dhulka seexo Lie down.
caloosha dhulka dhig Lie on your stomach.
kac Get up.
is dhiib Surrender.
maxbuus baad tahay You are a prisoner.
waa inaan ku baarnnaa We must search you.
dib u jeeso Turn around.
horey u soco Walk forward.
saf sameeya Form a line.
hal-hal One at a time.
adigaa ku xiga You are next.
hadal ma jiro No talking.
ha naga hor imaanin Do not resist.
is deji Calm down.
i sii Give me.
ha taabanin Do not touch.
ha ka bixinin Do not remove.
ka fogoow Keep away.
aan gudubnno Let us pass.
ha baqin Don't be frightened.
waad bixi kartaa You can leave.
bax Go.
guriga aad Go home.
fur Open.
xir Close.
la soco Beware.
ii keen Bring me.
qaybi Distribute.
buuxi Fill
kor u qaad Lift
ku shub Pour into
dhig Put
qaad Take
rar Load
deji Unload
i caawin Help me.
i tusi Show me.
ii sheeg Tell me.
madoow black
bulug blue
kafee brown
boor boor gray
cagaar green
yaa waaye who
waa ayo who
waa maxay what
goormee when
xaggee where
sababtu waa maxay why
sidee how
waxaan ahay I am
waxaad tahay you are
isaga waa he is
iyada waa she is
waxaan nahay we are
waxay yihiin they are
waan rabaa I want
ma rabo I do not want
dhaktar baan ahay I am a doctor.
dhaktar ma ahi I am not a doctor.
meeqa naagood ayaa joogta ? How many women are there ?
meeqa nimood ayaa jooga ? How many men are there ?
anigaa ku wadi doona I am your escort
isagaa ku wadaya He is your escort
iyadaa ku wadaysa She is your escort
iyaga raac Follow them
ayagaad raacaysaa You will ride with them.
waa wiil It's a boy.
waa gabar It's a girl.
iyadu waxay doonaysaa inay wareeysiga joojiso She would like to stop this interview.
isagu waxa uu doonayaa inuu joojiyo wareeysiga He would like to stop this interview.
beri tomorrow
labo casho in two days
sadex casho in three days
sitimaanka danbe next week
bisha danbe next month
ku dar plus
ka jar minus
ka badan more than
ka yar less than
qiyaas ahaan approximately
eber zero
hal one
laba two
seddex three
afar four
shan five
lix six
todoba seven
sideed eight
sagaal nine
toban ten
kow iyo toban eleven
laba iyo toban twelve
sedex iyo toban thirteen
afar iyo toban fourteen
shan iyo toban fifteen
lix iyo toban sixteen
todoba iyo toban seventeen
sideed iyo toban eighteen
sagaal iyo toban nineteen
labaatan twenty
soddon thirty
afartan forty
konton fifty
lixdan sixty
todobaatan seventy
sideetan eighty
sagaashan ninety
boqol hundred
kun thousand
toban kun ten thousand
boqol kun hundred thousand
hal milyan million
kowaad first
labaad second
sedexaad third
inta here
xagga there
midig u leexo turn right
bidix u leexo turn left
midigta u leexo turn to the right
bidixda u leexo turn to the left
aad tooskaaga go straight
woqooyiga aad go to the north
bariga aad go to the east
galbeedka aad go to the west
koonfurta aad go to the south
waxaa jirta xanibaad nagu soo fool leh There is an obstacle in our way.
ceelkee ugu dhow halkaan ? Where is the nearest well ?
magaaladee ugu dhow halkaan ? Where is the nearest town ?
xaggee isbitaal noogu dhow ? Where is the nearest hospital ?
xaggee taleefan ugu dhow ? Where is the nearest telephone ?
eyraboorkee ugu dhow halkaan ? Where is the nearest airport ?
lugahaaga is dhaafi ! Cross your legs.
jilbaha dhulka dhig ! Kneel !
dhagso ! Hurry !
ha baqin ! Do not be afraid !
ha cabsan ! Do not be afraid !
ha ooyin ! Do not cry !
magacaygu waa __ My name is __
waad ku mahad santahay kaalmadaada Thank you for your help.
waan ku farax sanahay la kulan kaaga I'm pleased to meet you.
sideed tahay ? How are you ?
waan wanaagsan ahay, mahadsanid, adigana ? I'm fine, thanks, and you ?
shaqadaada waa maxay ? What is your job ?
iga raali ahow Excuse me.
waan ka xumahay I'm sorry.
muddo intee la eg ayaad ku noolayd Mogadishu ? How long have you lived at Mogadishu ?
imissa sano baad jirtaa ? How old are you ?
diintee baad haysataa ? What is your religion ?
xaas miyaad tahay? Are you married ?
caruur miyaad leedahay ? Do you have any children ?
ma waxaa jira wax xanuunka wanaajiya ? Does anything make the pain better?
waad ku mahadsan tahay wada shaqeeyntaada Thanks for your cooperation.
waad ku mahadsan tahay wax fahamkaada Thanks for your understanding.
magacaa ? What's your name ?
xaas ma leedahay ? Are you married (asking a man) ?
ma lagu qabaa ? Are you married (asking a woman) ?
ma xaas baad tahay ? Are you married (asking a woman) ?
meeqa carruur ah baad leedahay ? How many children do you have ?
meeqaad jirtaa How old are you ?
goormeed dhalatay ? When is your birthday ?
immisa jir baad tahay ? How many years old are you ?
xaggee ku dhalatay ? What is your place of birth ?
maxaad ka shaqaysaa ? What is your occupation ?
shaqadaadu maxay tahay ? What is your occupation ?
xaggee ku nooshahay ? Where do you live ?
waa maxay magacaadu? What is your name?
haa yes
maya no
waa laga yaabaa maybe
ingriis miyaad ku hadashaa ? Do you speak English ?
soomaali kuma hadlo I do not speak Somali.
waa yahay OK
ku soo celi ! Say again !
sax correct
khalad wrong
ma ogi I don't know.
gudbiyahaaga baa xanibnaa Your transmission was blocked.
maan fahmin I did not understand.
tartiib u hadal ! Speak slowly !
miyaad fahantay ? Do you understand ?
maxaa dhacay ? What happened ?
waxaa na haysto mashaakil We have a problem.
anigu waxaan kuu sheegi karaa waxa aan ogahay kaliy I can only tell you what I know.
anigu ma ahi qofka u hadla xafiiskan I am not an official spokesperson.
fadlan su'aasha ma ii weeydiin kartaa hab kale ? Could you please ask the question in a different way ?
fadlan ma isticmaali kartaa luqad intaas ka sahlan ? Could you please use simpler language ?
waa maxay su'aashaadu ? What is your question ?
sabab nabadgelyo daraadeed, anigu kama jawaabi karo su'aashaas For security reasons, I cannot address this question.
midaasi waa su'aal kale; waxaa laga yaaba inaad waqti u hesho hadhoow That is a separate question; there may be time to address it later.
jawaab ma lahan No comment.
anigu waxaan jecelahay inaan joojiyo wareeysiga I would like to stop this interview.
anigu uma qalmo inaan su'aashaas ka jawaabo I am not qualified to answer that question.
anigu ka jawaabi maayo su'aashaas I will not answer this question.
anigu wax jawaab ah ma hayo xilligan xaadirkaa I have no answer at this time.
anigu waan ka xumahay laakiin waa inaad sugtaa warbixinta I am sorry but you have to wait for the report.
waxaa dhacay shil There was an incident.
talaabada ku haboon ayaanu qaadi doonaa Appropriate action will be taken.
shilka hada waa la baarayaa The incident is under investigation.
qofna af ingiriisi ma ku hadlaa ? Does anyone speak English ?
qofna af ingiriisi ma yaqaan ? Does anyone know English ?
taleefan ma leh There isn't any telephone.
maxaa af soomali lagu yiraahdaa __ ? How do you say __ in Somali ?
aad baad u xanuunsan tahay You are very sick.
indhahaaga fur ! Open your eyes !
kofidada difaca ha kuugu jiro Keep your helmet on.
waa in adiga oo dhan lagu dhaqo You will need to be completely washed.
imissa nalaga rabaa ? How much do we owe ?
waa meeqa lacagta aad wadato ? How much money are you carrying ?
waan kaa caawini doonaa labis is ka bixintaada I will help you undress.
uur miyaad leedahay ? Are you pregnant?
fadlan far-taada noogu fiiq ! Please demonstrate using your fingers !
miyaad istic maashaa kaniiniyo dhalmada joojinaya ? Do you use pills for birth control ?
ii ogoloow in aan soo galo aa gaaga ! Permit me to enter your control zone !
wax sharci daro ah miyaad qarinaysaa ? Are you hiding anything illegal ?
ma u malaynaysaa inay qatar yihiin ? Do you think it's dangerous ?
waxaanu doonaynaa inaanu baarno warshada caanaha We need to inspect the dairy plant.
waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha xoolaha lagu qalo nadaafadeeda We need to inspect the slaughterhouse for sanitation.
waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha rootiga lagu dubo nadaafadeeda We need to inspect the bakery for sanitation.
waxaad u baahan tahay in aad seexato in la mid ah intuu cunugaagu seexdo You need to sleep as much as the child does.
hadii aad u baahan tahay qaliin, calooshaada waa inay eber ahaataa If you need surgery, your stomach must be empty.
ha dhaqaaqin hadii kale, ciidamada badda way ku dilayaan Do not move or the Marines will kill you.
ciidamada badda waxay halkan u yimaadeen inay idiin caawiyaan Marines are here to help you.
waxaanu maqalnay in ay dhibaato ka jirto qashinka musqulaha deriskaan meesha uu iskugu tago We've heard that there have been some problems with sewage in this neighborhood.
waxaanu sameeynaynaa wax kasta oo aanu nafta kubad baadin karno We are doing everything we can to save lives.
tilmaan xanuunka markaad ku cabirtid hal ilaa toban Describe the pain on a scale from 1 to 10.
ciidamada badda loo ma ogola inay khamri cabaan The Marines are not permitted to drink alcohol.
ciidamada badda loo ma ogola inay cunto iibsadaan The Marines are not permitted to buy food.
imisa qof baa saaran markabkan ? How many men are on this ship ?
hoggaamiyahaagu yuu yahay ? Who is your leader ?
yaa madax kuu ah ? Who is your boss ?
yaa hoggaamiye ku ah ? Who is your boss ?
qabiilkaa ? What tribe do you belong to ?
miyaad haysataa hubka sida xun wax u gumaada ? Do you have weapons of mass destruction ?
ciidamada bada Marines or Navy
dhakhtar baab u baahannahey ! We need a doctor !
cunugaaga wuu jiran yahay Your child is sick.
madax isku buuqsan confusion inside your head
codad madaxa ka yeeraayo voices inside your head
dhig qoriga ! Drop your gun !
ha cararin ! Don't run !
hub ma sidataa ? Are you carrying weapons ?
keen qoriga ! Give (me) the gun !
ma cid baad u dagaallameysaa ? Are you fighting for anyone ?
masaska halkaan khatar miyaa ? Are the snakes here dangerous ?
wax war ah oo na caawinaya ma haysaa ? Do you have any information that can help us ?
waa inaad timahaaga dhaqdaa maalin walbaa You must wash your hair everyday.
waa inaan duugnaa iyada We must bury her.
ma baddaan ku duugnaa isaga ? May we bury him at sea ?
danab sare high voltage
fooltis sare high voltage
kiniinigan biyuhuu jeermiga ka dilaa si loo cabbo These pills will kill the germs in the water so it can be drunk.

First Time Here?

Welcome to Quizlet, a fun, free place to study. Try these flashcards, find others to study, or make your own.

Set Champions

Scatter Champion

29.8 secs by HMSArcturus