| joogso | Stop |
| istaag ama waan ku tooganayaa | Stop or I will shoot |
| amarkeena raac | Follow our orders |
| xabad ha ridin | Don't shoot |
| hubka dhiga | Put your weapons down |
| dhaqaaq | Move |
| halkan imoow | Come here |
| i soo daba soco | Follow me |
| halkan joog | Stay here |
| halkan igu sug | Wait here |
| ha dhaqaaqin | Do not move |
| joog halkaaga | Stay where you are |
| i soo raac | Come with me |
| ii gee __ | Take me to __ |
| aamus | Be quiet |
| tartiib | Slow down. |
| tartiib u dhaqaaq | Move slowly. |
| gacmaha madaxa saara | Hands up. |
| hoos u dhig gacmahaaga | Lower your hands. |
| dhulka seexo | Lie down. |
| caloosha dhulka dhig | Lie on your stomach. |
| kac | Get up. |
| is dhiib | Surrender. |
| maxbuus baad tahay | You are a prisoner. |
| waa inaan ku baarnnaa | We must search you. |
| dib u jeeso | Turn around. |
| horey u soco | Walk forward. |
| saf sameeya | Form a line. |
| hal-hal | One at a time. |
| adigaa ku xiga | You are next. |
| hadal ma jiro | No talking. |
| ha naga hor imaanin | Do not resist. |
| is deji | Calm down. |
| i sii | Give me. |
| ha taabanin | Do not touch. |
| ha ka bixinin | Do not remove. |
| ka fogoow | Keep away. |
| aan gudubnno | Let us pass. |
| ha baqin | Don't be frightened. |
| waad bixi kartaa | You can leave. |
| bax | Go. |
| guriga aad | Go home. |
| fur | Open. |
| xir | Close. |
| la soco | Beware. |
| ii keen | Bring me. |
| qaybi | Distribute. |
| buuxi | Fill |
| kor u qaad | Lift |
| ku shub | Pour into |
| dhig | Put |
| qaad | Take |
| rar | Load |
| deji | Unload |
| i caawin | Help me. |
| i tusi | Show me. |
| ii sheeg | Tell me. |
| madoow | black |
| bulug | blue |
| kafee | brown |
| boor boor | gray |
| cagaar | green |
| yaa waaye | who |
| waa ayo | who |
| waa maxay | what |
| goormee | when |
| xaggee | where |
| sababtu waa maxay | why |
| sidee | how |
| waxaan ahay | I am |
| waxaad tahay | you are |
| isaga waa | he is |
| iyada waa | she is |
| waxaan nahay | we are |
| waxay yihiin | they are |
| waan rabaa | I want |
| ma rabo | I do not want |
| dhaktar baan ahay | I am a doctor. |
| dhaktar ma ahi | I am not a doctor. |
| meeqa naagood ayaa joogta ? | How many women are there ? |
| meeqa nimood ayaa jooga ? | How many men are there ? |
| anigaa ku wadi doona | I am your escort |
| isagaa ku wadaya | He is your escort |
| iyadaa ku wadaysa | She is your escort |
| iyaga raac | Follow them |
| ayagaad raacaysaa | You will ride with them. |
| waa wiil | It's a boy. |
| waa gabar | It's a girl. |
| iyadu waxay doonaysaa inay wareeysiga joojiso | She would like to stop this interview. |
| isagu waxa uu doonayaa inuu joojiyo wareeysiga | He would like to stop this interview. |
| beri | tomorrow |
| labo casho | in two days |
| sadex casho | in three days |
| sitimaanka danbe | next week |
| bisha danbe | next month |
| ku dar | plus |
| ka jar | minus |
| ka badan | more than |
| ka yar | less than |
| qiyaas ahaan | approximately |
| eber | zero |
| hal | one |
| laba | two |
| seddex | three |
| afar | four |
| shan | five |
| lix | six |
| todoba | seven |
| sideed | eight |
| sagaal | nine |
| toban | ten |
| kow iyo toban | eleven |
| laba iyo toban | twelve |
| sedex iyo toban | thirteen |
| afar iyo toban | fourteen |
| shan iyo toban | fifteen |
| lix iyo toban | sixteen |
| todoba iyo toban | seventeen |
| sideed iyo toban | eighteen |
| sagaal iyo toban | nineteen |
| labaatan | twenty |
| soddon | thirty |
| afartan | forty |
| konton | fifty |
| lixdan | sixty |
| todobaatan | seventy |
| sideetan | eighty |
| sagaashan | ninety |
| boqol | hundred |
| kun | thousand |
| toban kun | ten thousand |
| boqol kun | hundred thousand |
| hal milyan | million |
| kowaad | first |
| labaad | second |
| sedexaad | third |
| inta | here |
| xagga | there |
| midig u leexo | turn right |
| bidix u leexo | turn left |
| midigta u leexo | turn to the right |
| bidixda u leexo | turn to the left |
| aad tooskaaga | go straight |
| woqooyiga aad | go to the north |
| bariga aad | go to the east |
| galbeedka aad | go to the west |
| koonfurta aad | go to the south |
| waxaa jirta xanibaad nagu soo fool leh | There is an obstacle in our way. |
| ceelkee ugu dhow halkaan ? | Where is the nearest well ? |
| magaaladee ugu dhow halkaan ? | Where is the nearest town ? |
| xaggee isbitaal noogu dhow ? | Where is the nearest hospital ? |
| xaggee taleefan ugu dhow ? | Where is the nearest telephone ? |
| eyraboorkee ugu dhow halkaan ? | Where is the nearest airport ? |
| lugahaaga is dhaafi ! | Cross your legs. |
| jilbaha dhulka dhig ! | Kneel ! |
| dhagso ! | Hurry ! |
| ha baqin ! | Do not be afraid ! |
| ha cabsan ! | Do not be afraid ! |
| ha ooyin ! | Do not cry ! |
| magacaygu waa __ | My name is __ |
| waad ku mahad santahay kaalmadaada | Thank you for your help. |
| waan ku farax sanahay la kulan kaaga | I'm pleased to meet you. |
| sideed tahay ? | How are you ? |
| waan wanaagsan ahay, mahadsanid, adigana ? | I'm fine, thanks, and you ? |
| shaqadaada waa maxay ? | What is your job ? |
| iga raali ahow | Excuse me. |
| waan ka xumahay | I'm sorry. |
| muddo intee la eg ayaad ku noolayd Mogadishu ? | How long have you lived at Mogadishu ? |
| imissa sano baad jirtaa ? | How old are you ? |
| diintee baad haysataa ? | What is your religion ? |
| xaas miyaad tahay? | Are you married ? |
| caruur miyaad leedahay ? | Do you have any children ? |
| ma waxaa jira wax xanuunka wanaajiya ? | Does anything make the pain better? |
| waad ku mahadsan tahay wada shaqeeyntaada | Thanks for your cooperation. |
| waad ku mahadsan tahay wax fahamkaada | Thanks for your understanding. |
| magacaa ? | What's your name ? |
| xaas ma leedahay ? | Are you married (asking a man) ? |
| ma lagu qabaa ? | Are you married (asking a woman) ? |
| ma xaas baad tahay ? | Are you married (asking a woman) ? |
| meeqa carruur ah baad leedahay ? | How many children do you have ? |
| meeqaad jirtaa | How old are you ? |
| goormeed dhalatay ? | When is your birthday ? |
| immisa jir baad tahay ? | How many years old are you ? |
| xaggee ku dhalatay ? | What is your place of birth ? |
| maxaad ka shaqaysaa ? | What is your occupation ? |
| shaqadaadu maxay tahay ? | What is your occupation ? |
| xaggee ku nooshahay ? | Where do you live ? |
| waa maxay magacaadu? | What is your name? |
| haa | yes |
| maya | no |
| waa laga yaabaa | maybe |
| ingriis miyaad ku hadashaa ? | Do you speak English ? |
| soomaali kuma hadlo | I do not speak Somali. |
| waa yahay | OK |
| ku soo celi ! | Say again ! |
| sax | correct |
| khalad | wrong |
| ma ogi | I don't know. |
| gudbiyahaaga baa xanibnaa | Your transmission was blocked. |
| maan fahmin | I did not understand. |
| tartiib u hadal ! | Speak slowly ! |
| miyaad fahantay ? | Do you understand ? |
| maxaa dhacay ? | What happened ? |
| waxaa na haysto mashaakil | We have a problem. |
| anigu waxaan kuu sheegi karaa waxa aan ogahay kaliy | I can only tell you what I know. |
| anigu ma ahi qofka u hadla xafiiskan | I am not an official spokesperson. |
| fadlan su’aasha ma ii weeydiin kartaa hab kale ? | Could you please ask the question in a different way ? |
| fadlan ma isticmaali kartaa luqad intaas ka sahlan ? | Could you please use simpler language ? |
| waa maxay su’aashaadu ? | What is your question ? |
| sabab nabadgelyo daraadeed, anigu kama jawaabi karo su’aashaas | For security reasons, I cannot address this question. |
| midaasi waa su’aal kale; waxaa laga yaaba inaad waqti u hesho hadhoow | That is a separate question; there may be time to address it later. |
| jawaab ma lahan | No comment. |
| anigu waxaan jecelahay inaan joojiyo wareeysiga | I would like to stop this interview. |
| anigu uma qalmo inaan su’aashaas ka jawaabo | I am not qualified to answer that question. |
| anigu ka jawaabi maayo su’aashaas | I will not answer this question. |
| anigu wax jawaab ah ma hayo xilligan xaadirkaa | I have no answer at this time. |
| anigu waan ka xumahay laakiin waa inaad sugtaa warbixinta | I am sorry but you have to wait for the report. |
| waxaa dhacay shil | There was an incident. |
| talaabada ku haboon ayaanu qaadi doonaa | Appropriate action will be taken. |
| shilka hada waa la baarayaa | The incident is under investigation. |
| qofna af ingiriisi ma ku hadlaa ? | Does anyone speak English ? |
| qofna af ingiriisi ma yaqaan ? | Does anyone know English ? |
| taleefan ma leh | There isn't any telephone. |
| maxaa af soomali lagu yiraahdaa __ ? | How do you say __ in Somali ? |
| aad baad u xanuunsan tahay | You are very sick. |
| indhahaaga fur ! | Open your eyes ! |
| kofidada difaca ha kuugu jiro | Keep your helmet on. |
| waa in adiga oo dhan lagu dhaqo | You will need to be completely washed. |
| imissa nalaga rabaa ? | How much do we owe ? |
| waa meeqa lacagta aad wadato ? | How much money are you carrying ? |
| waan kaa caawini doonaa labis is ka bixintaada | I will help you undress. |
| uur miyaad leedahay ? | Are you pregnant? |
| fadlan far-taada noogu fiiq ! | Please demonstrate using your fingers ! |
| miyaad istic maashaa kaniiniyo dhalmada joojinaya ? | Do you use pills for birth control ? |
| ii ogoloow in aan soo galo aa gaaga ! | Permit me to enter your control zone ! |
| wax sharci daro ah miyaad qarinaysaa ? | Are you hiding anything illegal ? |
| ma u malaynaysaa inay qatar yihiin ? | Do you think it's dangerous ? |
| waxaanu doonaynaa inaanu baarno warshada caanaha | We need to inspect the dairy plant. |
| waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha xoolaha lagu qalo nadaafadeeda | We need to inspect the slaughterhouse for sanitation. |
| waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha rootiga lagu dubo nadaafadeeda | We need to inspect the bakery for sanitation. |
| waxaad u baahan tahay in aad seexato in la mid ah intuu cunugaagu seexdo | You need to sleep as much as the child does. |
| hadii aad u baahan tahay qaliin, calooshaada waa inay eber ahaataa | If you need surgery, your stomach must be empty. |
| ha dhaqaaqin hadii kale, ciidamada badda way ku dilayaan | Do not move or the Marines will kill you. |
| ciidamada badda waxay halkan u yimaadeen inay idiin caawiyaan | Marines are here to help you. |
| waxaanu maqalnay in ay dhibaato ka jirto qashinka musqulaha deriskaan meesha uu iskugu tago | We've heard that there have been some problems with sewage in this neighborhood. |
| waxaanu sameeynaynaa wax kasta oo aanu nafta kubad baadin karno | We are doing everything we can to save lives. |
| tilmaan xanuunka markaad ku cabirtid hal ilaa toban | Describe the pain on a scale from 1 to 10. |
| ciidamada badda loo ma ogola inay khamri cabaan | The Marines are not permitted to drink alcohol. |
| ciidamada badda loo ma ogola inay cunto iibsadaan | The Marines are not permitted to buy food. |
| imisa qof baa saaran markabkan ? | How many men are on this ship ? |
| hoggaamiyahaagu yuu yahay ? | Who is your leader ? |
| yaa madax kuu ah ? | Who is your boss ? |
| yaa hoggaamiye ku ah ? | Who is your boss ? |
| qabiilkaa ? | What tribe do you belong to ? |
| miyaad haysataa hubka sida xun wax u gumaada ? | Do you have weapons of mass destruction ? |
| ciidamada bada | Marines or Navy |
| dhakhtar baab u baahannahey ! | We need a doctor ! |
| cunugaaga wuu jiran yahay | Your child is sick. |
| madax isku buuqsan | confusion inside your head |
| codad madaxa ka yeeraayo | voices inside your head |
| dhig qoriga ! | Drop your gun ! |
| ha cararin ! | Don't run ! |
| hub ma sidataa ? | Are you carrying weapons ? |
| keen qoriga ! | Give (me) the gun ! |
| ma cid baad u dagaallameysaa ? | Are you fighting for anyone ? |
| masaska halkaan khatar miyaa ? | Are the snakes here dangerous ? |
| wax war ah oo na caawinaya ma haysaa ? | Do you have any information that can help us ? |
| waa inaad timahaaga dhaqdaa maalin walbaa | You must wash your hair everyday. |
| waa inaan duugnaa iyada | We must bury her. |
| ma baddaan ku duugnaa isaga ? | May we bury him at sea ? |
| danab sare | high voltage |
| fooltis sare | high voltage |
| kiniinigan biyuhuu jeermiga ka dilaa si loo cabbo | These pills will kill the germs in the water so it can be drunk. |