Quizlet Somali-Useful Phrases

Print Options

This box will be automatically hidden when printing. ← Back to Set Page


  1. aad baad u xanuunsan tahay: You are very sick.
  2. aad tooskaaga: go straight
  3. aamus: Be quiet
  4. aan gudubnno: Let us pass.
  5. adigaa ku xiga: You are next.
  6. afar: four
  7. afar iyo toban: fourteen
  8. afartan: forty
  9. amarkeena raac: Follow our orders
  10. anigaa ku wadi doona: I am your escort
  11. anigu ka jawaabi maayo su’aashaas: I will not answer this question.
  12. anigu ma ahi qofka u hadla xafiiskan: I am not an official spokesperson.
  13. anigu uma qalmo inaan su’aashaas ka jawaabo: I am not qualified to answer that question.
  14. anigu waan ka xumahay laakiin waa inaad sugtaa warbixinta: I am sorry but you have to wait for the report.
  15. anigu wax jawaab ah ma hayo xilligan xaadirkaa: I have no answer at this time.
  16. anigu waxaan jecelahay inaan joojiyo wareeysiga: I would like to stop this interview.
  17. anigu waxaan kuu sheegi karaa waxa aan ogahay kaliy: I can only tell you what I know.
  18. ayagaad raacaysaa: You will ride with them.
  19. bariga aad: go to the east
  20. bax: Go.
  21. beri: tomorrow
  22. bidix u leexo: turn left
  23. bidixda u leexo: turn to the left
  24. bisha danbe: next month
  25. boor boor: gray
  26. boqol: hundred
  27. boqol kun: hundred thousand
  28. bulug: blue
  29. buuxi: Fill
  30. cagaar: green
  31. caloosha dhulka dhig: Lie on your stomach.
  32. caruur miyaad leedahay ?: Do you have any children ?
  33. ceelkee ugu dhow halkaan ?: Where is the nearest well ?
  34. ciidamada bada: Marines or Navy
  35. ciidamada badda loo ma ogola inay cunto iibsadaan: The Marines are not permitted to buy food.
  36. ciidamada badda loo ma ogola inay khamri cabaan: The Marines are not permitted to drink alcohol.
  37. ciidamada badda waxay halkan u yimaadeen inay idiin caawiyaan: Marines are here to help you.
  38. codad madaxa ka yeeraayo: voices inside your head
  39. cunugaaga wuu jiran yahay: Your child is sick.
  40. danab sare: high voltage
  41. deji: Unload
  42. dhagso !: Hurry !
  43. dhakhtar baab u baahannahey !: We need a doctor !
  44. dhaktar baan ahay: I am a doctor.
  45. dhaktar ma ahi: I am not a doctor.
  46. dhaqaaq: Move
  47. dhig: Put
  48. dhig qoriga !: Drop your gun !
  49. dhulka seexo: Lie down.
  50. dib u jeeso: Turn around.
  51. diintee baad haysataa ?: What is your religion ?
  52. eber: zero
  53. eyraboorkee ugu dhow halkaan ?: Where is the nearest airport ?
  54. fadlan far-taada noogu fiiq !: Please demonstrate using your fingers !
  55. fadlan ma isticmaali kartaa luqad intaas ka sahlan ?: Could you please use simpler language ?
  56. fadlan su’aasha ma ii weeydiin kartaa hab kale ?: Could you please ask the question in a different way ?
  57. fooltis sare: high voltage
  58. fur: Open.
  59. gacmaha madaxa saara: Hands up.
  60. galbeedka aad: go to the west
  61. goormee: when
  62. goormeed dhalatay ?: When is your birthday ?
  63. gudbiyahaaga baa xanibnaa: Your transmission was blocked.
  64. guriga aad: Go home.
  65. ha baqin: Don't be frightened.
  66. ha baqin !: Do not be afraid !
  67. ha cabsan !: Do not be afraid !
  68. ha cararin !: Don't run !
  69. ha dhaqaaqin: Do not move
  70. ha dhaqaaqin hadii kale, ciidamada badda way ku dilayaan: Do not move or the Marines will kill you.
  71. ha ka bixinin: Do not remove.
  72. ha naga hor imaanin: Do not resist.
  73. ha ooyin !: Do not cry !
  74. ha taabanin: Do not touch.
  75. haa: yes
  76. hadal ma jiro: No talking.
  77. hadii aad u baahan tahay qaliin, calooshaada waa inay eber ahaataa: If you need surgery, your stomach must be empty.
  78. hal: one
  79. hal milyan: million
  80. hal-hal: One at a time.
  81. halkan igu sug: Wait here
  82. halkan imoow: Come here
  83. halkan joog: Stay here
  84. hoggaamiyahaagu yuu yahay ?: Who is your leader ?
  85. hoos u dhig gacmahaaga: Lower your hands.
  86. horey u soco: Walk forward.
  87. hub ma sidataa ?: Are you carrying weapons ?
  88. hubka dhiga: Put your weapons down
  89. i caawin: Help me.
  90. i sii: Give me.
  91. i soo daba soco: Follow me
  92. i soo raac: Come with me
  93. i tusi: Show me.
  94. iga raali ahow: Excuse me.
  95. ii gee __: Take me to __
  96. ii keen: Bring me.
  97. ii ogoloow in aan soo galo aa gaaga !: Permit me to enter your control zone !
  98. ii sheeg: Tell me.
  99. imisa qof baa saaran markabkan ?: How many men are on this ship ?
  100. imissa nalaga rabaa ?: How much do we owe ?
  101. imissa sano baad jirtaa ?: How old are you ?
  102. immisa jir baad tahay ?: How many years old are you ?
  103. indhahaaga fur !: Open your eyes !
  104. ingriis miyaad ku hadashaa ?: Do you speak English ?
  105. inta: here
  106. is deji: Calm down.
  107. is dhiib: Surrender.
  108. isaga waa: he is
  109. isagaa ku wadaya: He is your escort
  110. isagu waxa uu doonayaa inuu joojiyo wareeysiga: He would like to stop this interview.
  111. istaag ama waan ku tooganayaa: Stop or I will shoot
  112. iyada waa: she is
  113. iyadaa ku wadaysa: She is your escort
  114. iyadu waxay doonaysaa inay wareeysiga joojiso: She would like to stop this interview.
  115. iyaga raac: Follow them
  116. jawaab ma lahan: No comment.
  117. jilbaha dhulka dhig !: Kneel !
  118. joog halkaaga: Stay where you are
  119. joogso: Stop
  120. ka badan: more than
  121. ka fogoow: Keep away.
  122. ka jar: minus
  123. ka yar: less than
  124. kac: Get up.
  125. kafee: brown
  126. keen qoriga !: Give (me) the gun !
  127. khalad: wrong
  128. kiniinigan biyuhuu jeermiga ka dilaa si loo cabbo: These pills will kill the germs in the water so it can be drunk.
  129. kofidada difaca ha kuugu jiro: Keep your helmet on.
  130. konton: fifty
  131. koonfurta aad: go to the south
  132. kor u qaad: Lift
  133. kow iyo toban: eleven
  134. kowaad: first
  135. ku dar: plus
  136. ku shub: Pour into
  137. ku soo celi !: Say again !
  138. kun: thousand
  139. la soco: Beware.
  140. laba: two
  141. laba iyo toban: twelve
  142. labaad: second
  143. labaatan: twenty
  144. labo casho: in two days
  145. lix: six
  146. lix iyo toban: sixteen
  147. lixdan: sixty
  148. lugahaaga is dhaafi !: Cross your legs.
  149. ma baddaan ku duugnaa isaga ?: May we bury him at sea ?
  150. ma cid baad u dagaallameysaa ?: Are you fighting for anyone ?
  151. ma lagu qabaa ?: Are you married (asking a woman) ?
  152. ma ogi: I don't know.
  153. ma rabo: I do not want
  154. ma u malaynaysaa inay qatar yihiin ?: Do you think it's dangerous ?
  155. ma waxaa jira wax xanuunka wanaajiya ?: Does anything make the pain better?
  156. ma xaas baad tahay ?: Are you married (asking a woman) ?
  157. maan fahmin: I did not understand.
  158. madax isku buuqsan: confusion inside your head
  159. madoow: black
  160. magaaladee ugu dhow halkaan ?: Where is the nearest town ?
  161. magacaa ?: What's your name ?
  162. magacaygu waa __: My name is __
  163. masaska halkaan khatar miyaa ?: Are the snakes here dangerous ?
  164. maxaa af soomali lagu yiraahdaa __ ?: How do you say __ in Somali ?
  165. maxaa dhacay ?: What happened ?
  166. maxaad ka shaqaysaa ?: What is your occupation ?
  167. maxbuus baad tahay: You are a prisoner.
  168. maya: no
  169. meeqa carruur ah baad leedahay ?: How many children do you have ?
  170. meeqa naagood ayaa joogta ?: How many women are there ?
  171. meeqa nimood ayaa jooga ?: How many men are there ?
  172. meeqaad jirtaa: How old are you ?
  173. midaasi waa su’aal kale; waxaa laga yaaba inaad waqti u hesho hadhoow: That is a separate question; there may be time to address it later.
  174. midig u leexo: turn right
  175. midigta u leexo: turn to the right
  176. miyaad fahantay ?: Do you understand ?
  177. miyaad haysataa hubka sida xun wax u gumaada ?: Do you have weapons of mass destruction ?
  178. miyaad istic maashaa kaniiniyo dhalmada joojinaya ?: Do you use pills for birth control ?
  179. muddo intee la eg ayaad ku noolayd Mogadishu ?: How long have you lived at Mogadishu ?
  180. qaad: Take
  181. qabiilkaa ?: What tribe do you belong to ?
  182. qaybi: Distribute.
  183. qiyaas ahaan: approximately
  184. qofna af ingiriisi ma ku hadlaa ?: Does anyone speak English ?
  185. qofna af ingiriisi ma yaqaan ?: Does anyone know English ?
  186. rar: Load
  187. sabab nabadgelyo daraadeed, anigu kama jawaabi karo su’aashaas: For security reasons, I cannot address this question.
  188. sababtu waa maxay: why
  189. sadex casho: in three days
  190. saf sameeya: Form a line.
  191. sagaal: nine
  192. sagaal iyo toban: nineteen
  193. sagaashan: ninety
  194. sax: correct
  195. seddex: three
  196. sedex iyo toban: thirteen
  197. sedexaad: third
  198. shan: five
  199. shan iyo toban: fifteen
  200. shaqadaada waa maxay ?: What is your job ?
  201. shaqadaadu maxay tahay ?: What is your occupation ?
  202. shilka hada waa la baarayaa: The incident is under investigation.
  203. sidee: how
  204. sideed: eight
  205. sideed iyo toban: eighteen
  206. sideed tahay ?: How are you ?
  207. sideetan: eighty
  208. sitimaanka danbe: next week
  209. soddon: thirty
  210. soomaali kuma hadlo: I do not speak Somali.
  211. talaabada ku haboon ayaanu qaadi doonaa: Appropriate action will be taken.
  212. taleefan ma leh: There isn't any telephone.
  213. tartiib: Slow down.
  214. tartiib u dhaqaaq: Move slowly.
  215. tartiib u hadal !: Speak slowly !
  216. tilmaan xanuunka markaad ku cabirtid hal ilaa toban: Describe the pain on a scale from 1 to 10.
  217. toban: ten
  218. toban kun: ten thousand
  219. todoba: seven
  220. todoba iyo toban: seventeen
  221. todobaatan: seventy
  222. uur miyaad leedahay ?: Are you pregnant?
  223. waa ayo: who
  224. waa gabar: It's a girl.
  225. waa in adiga oo dhan lagu dhaqo: You will need to be completely washed.
  226. waa inaad timahaaga dhaqdaa maalin walbaa: You must wash your hair everyday.
  227. waa inaan duugnaa iyada: We must bury her.
  228. waa inaan ku baarnnaa: We must search you.
  229. waa laga yaabaa: maybe
  230. waa maxay: what
  231. waa maxay magacaadu?: What is your name?
  232. waa maxay su’aashaadu ?: What is your question ?
  233. waa meeqa lacagta aad wadato ?: How much money are you carrying ?
  234. waa wiil: It's a boy.
  235. waa yahay: OK
  236. waad bixi kartaa: You can leave.
  237. waad ku mahad santahay kaalmadaada: Thank you for your help.
  238. waad ku mahadsan tahay wada shaqeeyntaada: Thanks for your cooperation.
  239. waad ku mahadsan tahay wax fahamkaada: Thanks for your understanding.
  240. waan ka xumahay: I'm sorry.
  241. waan kaa caawini doonaa labis is ka bixintaada: I will help you undress.
  242. waan ku farax sanahay la kulan kaaga: I'm pleased to meet you.
  243. waan rabaa: I want
  244. waan wanaagsan ahay, mahadsanid, adigana ?: I'm fine, thanks, and you ?
  245. wax sharci daro ah miyaad qarinaysaa ?: Are you hiding anything illegal ?
  246. wax war ah oo na caawinaya ma haysaa ?: Do you have any information that can help us ?
  247. waxaa dhacay shil: There was an incident.
  248. waxaa jirta xanibaad nagu soo fool leh: There is an obstacle in our way.
  249. waxaa na haysto mashaakil: We have a problem.
  250. waxaad tahay: you are
  251. waxaad u baahan tahay in aad seexato in la mid ah intuu cunugaagu seexdo: You need to sleep as much as the child does.
  252. waxaan ahay: I am
  253. waxaan nahay: we are
  254. waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha rootiga lagu dubo nadaafadeeda: We need to inspect the bakery for sanitation.
  255. waxaanu doonaynaa inaanu baarno meesha xoolaha lagu qalo nadaafadeeda: We need to inspect the slaughterhouse for sanitation.
  256. waxaanu doonaynaa inaanu baarno warshada caanaha: We need to inspect the dairy plant.
  257. waxaanu maqalnay in ay dhibaato ka jirto qashinka musqulaha deriskaan meesha uu iskugu tago: We've heard that there have been some problems with sewage in this neighborhood.
  258. waxaanu sameeynaynaa wax kasta oo aanu nafta kubad baadin karno: We are doing everything we can to save lives.
  259. waxay yihiin: they are
  260. woqooyiga aad: go to the north
  261. xaas ma leedahay ?: Are you married (asking a man) ?
  262. xaas miyaad tahay?: Are you married ?
  263. xabad ha ridin: Don't shoot
  264. xagga: there
  265. xaggee: where
  266. xaggee isbitaal noogu dhow ?: Where is the nearest hospital ?
  267. xaggee ku dhalatay ?: What is your place of birth ?
  268. xaggee ku nooshahay ?: Where do you live ?
  269. xaggee taleefan ugu dhow ?: Where is the nearest telephone ?
  270. xir: Close.
  271. yaa hoggaamiye ku ah ?: Who is your boss ?
  272. yaa madax kuu ah ?: Who is your boss ?
  273. yaa waaye: who